Madaxweyne Laftagareen oo soo dhaweyntiisa saf dheer loo galay (Daawo Sawirro)

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen oo safar maalmo qaatay ugu maqnaa Dalka Turkiga ayaa maanta dib ugu soo laabtay Magaalada Muqdisho ee Caasimada Dalka.   Garoonka Diyaaradaha Aadan cade wafdiga Madaxweynaha Koonfur Galbeed waxaa kuso dhoweyey oo saf dheer u galay Wasiiro katirsan Xukuumada ,Xildhibaano,Sarakiil ciidan iyo qeybaha kala … Continue reading Madaxweyne Laftagareen oo soo dhaweyntiisa saf dheer loo galay (Daawo Sawirro)